berberatoday.com
MAXAAD KA OG TAHAY UJEEDOOYINKA SAFARKA MADAXWEYNAHA MAAMULKA MUQDISHO KU JOOGO MASAR ? W/Q MAXAMED DHIMBIIL
August 15, 2024 - Written by admin
MAXAAD KA OG TAHAY UJEEDOOYINKA SAFARKA MADAXWEYNAHA MAAMULKA MUQDISHO KU JOOGO MASAR ?
Sida wararka xog-ogaalka ahi sheegayaan booqashada madaxweynaha maamulka Muqdisho oo ku sugan dalka Masar ayaa salkeedu yahay sadexdan qodob ;
1- Iskaashi dhanka ciidamada iyo amaanka .
2- Hub iyo saanad ciidan oo la filayo Masar inay ku caawiso maamulka Muqdisho.
3- Fariin ku socota dawlada Ethiopia oo ay Somalia kala xidhiidh furteen iyo Jamhuuriyada Somaliland oo ay is hayaan.
MAXAA UGA MEEL YAALLA JAMHUURIYADA SOMALILAND IYO DAWLADDA ETHIOPIA?
Maadaama uu bilaabmay isxulafaysi iyo iskaashi ciidamada iyo amaanka ah waxaa hubaal ah in laga gudbay dagaalkii diblomaasiyadda oo gobolka Geeska Africa colaado iyo dagaalo afka saaray.
Markaa dawladaha jamhuuriyada Somaliland iyo Jamhuuriyada federaalka Ethiopia oo ah kuwa lagu socdo waxay ku qasban yihiin;
1- inay sameystaan xulafo iyo isgaashaan buureysi dhinaca amaanka ah .
2- Inay u diyaar noqdaan iyaga iyo dawladaha ay saaxiibka yihiin wax waliba oo dhinaca kale soo abaabulayo shar iyo kheyrba.
3- Inay dedejiyaan wax waliba oo heshiiskii is-faham 01-01-2024 ee Addis-ababa ka hadhsanaa si xaaladaha taagani u soo dhamaadaan oo meel cad oo lagu loolami karo loo helo nabad iyo colaadba.
Mohamed Abdi Jama
Dhimbiil Mohamed

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews