Xukumada Somaliland oo Jawaab Adag Ka Bixisay Warqad Kasoo Baxday Villa Somaliya oo Meel Kadhac Ku Ah Qaranimada Somaliland
August 25, 2024 - Written by admin
Xukumada Somaliland oo ka jawaabtay warqadii kasoo baxday Somaliya ayaa sheegtay in ay talaabo ka qaadi doonto cida u hogaansanta warqadaasi.
Xukuumadu waxa ay sheegtay in dembi ay Somaliland ka gelayso shirkada fulisa amarkaasi.