Ma Dhabbaa In Madaxtooyada Somaliland Qadar Lacaga Oo Badan Ku Aamusiisay Xildhibaanadii Golaha Wakiilada Somaliland Ee Kasoo Horjeeday Heshiiska Dekeda Berbera?
August 8, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)Wararka ilaa shalay ilaa xalay aadka loo hadal hayay ee kasoo baxaya qasriga madaxtooyada Somaliland ayaa sheegaya in qadar lacaga oo aad u badan ay madaxtooyadu ku aamusiiyay xildhibaanadii golaha wakiilada Somaliland ee iyagu aadka uga soo horjeeday heshiiska dekeda berbera ee ay xukuumada Somaliland la gashay shirkada DP World.