Nin Dalka Uk Udhashay oo Dawada Madaxa Lagu Madoobaysto Xanuun Halisa Ka Qaaday
August 29, 2024 - Written by admin
Ninkaan oo ah 27 jir British ah Madaxiisa ayaa sidaan noqday kadib markii la sheegay in uu isticmaalay Madoobayso ama Cilaan Black oo ay inta badan dhalinyarada gaar ahaan Raggu Timaha ku madoobaystaan.
Warbaahinta dunida dhan ayaa ninkaan sheekadiisa wax ka qortay waxaana timihiisa sidaan ugalay Madoobayso waa sida ay warbaahintu qorayso.