berberatoday.com
“Sanadihii Sagaashanaadkii, Dibu Heshiisiintii Reer Sanaag Waxay Qaadatay Laba Sanadood Iyo Dheeraad. Dad Caqli Badan Baa Ka Shaqeeyey”Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen
August 30, 2024 - Written by admin

” Sanadihii sagaashanaadkii, dibu heshiisiintii reer Sanaag waxay qaadatay laba sanadood iyo dheeraad. Dad caqli badan baa ka shaqeeyey sidii baana nabad loogu wada noolaa.
Nabadu reer Sanaag ayeey dan u tahay iyo geyiga u dhowba iyo dalkoo dhan. Colaaddu si fudud bay ku bilaabanta, laakiin way riiq dheeraataa, way fidaa wayna adag tahay sida markale Nabad lagu helaa. Dadka aan reer Sanaag ahayn ee dabka ku shidaya ha ka joojiyaan oo Ilaahay ha ka baqaan.
Waan ka xumahay in Somaliland tii dunidu ku majiiran jirtay nabadda iyo dimuqraadiyaddu inay halkaa marayso oo durbaano kolba colaad loo tumayo. Jumca Mubaarak, Ilaahay kheyrka ha garansiiyo.

 

W/Q Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews