“Inaadeerkay Maxamed Kaahin Waa Nin Soo Halgamay Laakiin Taariikhdaa Halganku Maanta Way Dhamaatay oo Laguma Qiimaynayo Waxa Lagu Qiimaynayaa Waxa Isaga Iyo Saaxiibkii Muuse Biixi Ay Maanta Kusoo Gabogabeeyaan”Gudoomiye Maxamud Xaashi Cabdi”Daawo Muuqaal
September 1, 2024 - Written by admin
“Inaadeerkay Maxamed kaahin waa nin soo halgamay laakiin taariikhdaa halganku maanta way dhamaatay oo laguma qiimaynayo waxa lagu qiimaynayaa waxa isaga iyo saaxiibkii Muuse Biixi ay maanta ku soo gabogabeeyaan,
Ama way ku dhici doonaan ama way ku baasi doonaan laakiin taariikh laysku-sii qadimayaa ma jirto..” Gudoomiye Maxamuud Xaashi Caabdi