Gudoomiyaha Golaha Shacabka Dawlada Xamar oo Diiday In Xasaanada Laga Qaado Xidhibaano Taageeray Itoobiya Kana Soo Horjeestay Ciidamada Masar
September 2, 2024 - Written by admin
Shiikh Aaldan Madoobe, Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku gacan sayray qorshe mooshin looga gudbin lahaa Xildhibaanadii taageeray mawqifka in Itoobiya joogto Soomaaliya, kuwaas oo ka soo jeeday Koonfur Galbeed.
Xildhibaano badan oo shir kula qaatay Shiikh Aadan Madoobe hoyga uu Villa Hargaysa ka dagan yahay ayaa xildhobaanada u sheegay in Xildhibaanadii taageerada u muujiyay Itoobiya uu ka keenayo raaligalin in ay ka bixiyaan, balse arrintaasi waxaa …