berberatoday.com
Markab Geel Iyo Adhi Ka Qaaday Dekeda Berbera oo Dawlada Sucuudigu Soo Celisay Iyo Sababta
September 4, 2024 - Written by admin
Markab Siday Xoolo Isugu Jira Geel Iyo Adhi Oo Dekedda Berbera Ka baxay, 23/8/2024 una baxay Dalka Sucuudiga Carabiya, ayaa dib u Soo celiyey Geelii Uu Siday, halka adhigiina Lagaga dajiyey Jida ee dalka Sucuudiga.
Ma Jiro War rasmi ah Oo Kasoo baxay Markab kan La Soo Celiyey Oo Lagu Magacaabo Mabruuka, Maxjarka Uu U rarnaa ee Al-Jaabiri iyo Dekedda Berbera maamulkeeda, balse waxa Rasmiya in xoolahaas lasoo celiyay lagana dajiyay Dekeda Berbera.
Markab kan la soo celiyey ee u rarnaa Maxjarka Al-Jaabiri ee Berbera ayaa siday Geel Dhan 1300 Oo Neef iyo 8000, Oo Neef oo Adhi ah, waxaana lagaga dejiyey Dekeda Jida ee Dalka Sucuudiga Adhiigii Uu Siday Oo keliya, halka uu geeliina dib ugu soo celiyay Dekedda Berbera, waxaana lagu sheegay Sababta geelaasi loo Soo Celiyey inay tahay Arrimo Caafimaadka la xidhiidha.
Dhinaca kale Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Somaliland, ayaan illaa hadda wax war ah ka Soo saarin Geelan La Soo Celiyey iyo Sababta

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews