berberatoday.com
Alle Ha Unaxariisto Marxuum Maxamud Gahayr Ismaaciil oo Hargeysa Ku Geeriyooday
September 6, 2024 - Written by admin
Innaalilaahi wa innaa ilayhi raajucuun.
Alle naxariistii janno ha ka waraabiyo Maxamuud Gahayr Ismaaciil oo goordhaweyd magaalada Hargaysa ku geeryooday, samir iyo iimaan Alle ha ka siiyo eheladii qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxayba.
Marxuum Maxamuud Gahayr wuxuu ka mid ahaa shaqsiyadkii sida weyn uga soo qeyb qaatay dib u dhiskii dalka gaar ahaan dawlad dhiska, wuxuu ka soo shaqeeyey qeybo kala duwan siiba maamulka. Wuxuu soo noqdey maayarka degmada Sheekh, waxa kale oo muddo dheer ahaa maamulaha custom-ka Berbera, waxa kale oo uu soo noqdey Mareeyaha haamaha Keydka Shiidaalka Berbera, sidoo kale xiligii dawladii Cigaal wuxuu xubin ka soo noqdey hanti-dhawrka qaranka.
Alle ha u raxmadee Marxuum Maxamuud Gahayr wuxuu ahaa shaqsi karti baddan, shaqada iyo shuruucdana ku adag, waaya arag khibarad u leh maamulka ayuu ahaa. Marxuumku wuxuu ahaa shaqsi afgaaban, qunyar socod ah, ehelu cibaado inta badan aan laga waayin goobaha cibaadaada.
Waxaaan si gaara uga tacsiyadaynayaa carruurtiisii iyo xaaskiisii iyo guud ahaan qaran-ka JSL.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews