Daawo Muuqalka”Xildhibaan Obama Oo Si Indho La’aan Ah U Taageeray Heshiiska Lagu Wareejinayo Dekeda Berbera Iyadoo Faro Guudkood Loo Laabay
August 8, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Xildhibaan Obama Oo Sharaxaad Dheer Kabixiyay Faa’idada Kujirta Maal Galinta Dekada Berbera iyo Magaca ay Dunida Ku Leedahay DP World