Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland oo Hambalyo La Xidhiidha Dawladnimada 34 Jirtay Udiray Shacabka Somaliland,
September 15, 2024 - Written by admin
Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa Hambalyo u diray Shacabka Somaliland,
Komiishanka Doorashooyinka Qaranka JSL wuxuu hambalyo u dirayaa shacabka JSL oo ku naaloonaya 34 sanno oo dawladnimo dimuqraadi ah, isla markaana qabsaday 8 Doorasho iyo Afti Dastuur.
Dhammaanteen aynu gacmaha isku qabsano fullinta doorashooyinka Madaxtooyada & Xisbiyada Qaranka ee 13 November 2024.
15 September 2024: Maalinta Caalamiga ah ee Dimuqraadiyadda.