berberatoday.com
“Xisbi Ahaan, Xil Baa Naga Saaran in Aanaan Xukuumadda Ku Eegin Sida Ay Uga Gaabisay Xidhiidhkii Iyo MacaamilkiiDalkani La Lahaa Caalamka”Dr Maxamed Cabdillahi Cumar
September 17, 2024 - Written by admin
Kulan aanu maanta la yeelannay beesha caalamka aniga iyo masuuliyiin ka tirsan xisbiga Waddani, ka na mid ahaa kulammada aanu ugu gogolxaadhayno soo-noolaynta xidhiidhkii Somaliland la lahayd caalamka, ayaa wuxuu ka qabsoomay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Kulankan oo xubnaha beesha caalamka ee aanu la yeelannay ay ka mid ahaayeen xubnaha sida dhow ula shaqeeya Somaliland, waxaanu ka wada hadalnay arrimo ku sabsan doorashooyinka soo foolka leh, nabadgelyada iyo weliba qorshayaasha u dejisan xisbiga Waddani.
Xisbi ahaan, xil baa naga saaran in aanaan xukuumadda ku eegin sida ay uga gaabisay xidhiidhkii iyo macaamilkii uu dalkani la lahaa caalamka. Dabcan, toddobadii sano ee ay xuluumaddani talinaysay keliya ma ay kala fogeyn shacabka dalka ku wada dhaqan e, waxa kale oo ay kala fogeysey Somaliland iyo caalamkii aynu la macaamili jirney.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews