berberatoday.com
ETHIOPIA & EGYPT MIDKEE U HAGAR BAXAY SOOMAALIDA KOONFUREED BURBURKII KA DIB ?
September 25, 2024 - Written by admin
ETHIOPIA & EGYPT MIDKEE U HAGAR BAXAY SOOMAALIDA KOONFUREED BURBURKII KA DIB ?
” Somalidu waxay ku maah-maahdaa nin aan kuu furi doonin yaanu kuu rarin “
Laga soo bilaabo burburkii jamhuuriyadii soomaaliya ee 1991 kii dawlada Ethiopia waxay si uun ugu hawlanayd inay ka shaqeyso dib u heshiisiinta & dawladnimo soomaaliyeed , shirarkii loo qabtay maamulka Muqdisho iyo soomaalidii ka xorowday talyaanigu waxay kala ahaayeen;
1- Djibouti 1991 june ( Dawlada Djibouti ).
2- Djibouti 1991 july ( Dawlada Djibouti ).
3- Adis-ababa 1993 Jan ( United Nations).
4- Adis-ababa 1993 March ( UN iyo dawlada Ethiopia).
5- Sodare 1996 Nov/1997 Jan ( Dawlada Ethiopia ).
6- Qaahira 1997 ( Dawlada Masar ).
7- Arta May/Aug 2000 ( Dawlada Djibouti ).
8- Eldoret/Mbaghati 2002/2004 ( IGAD iyo Dawlada Kenya ).
9- Garoowe 1& 2/Puntland 2012 oo ahaa shirarkii qaab siyaasadeedka maanta lagu gudoonsaday waxaa awooda iyo dhaqaalihii ugu badnaa galisay dawlada Ethiopia .
Inkasta oo lagu kala aragti duwan yahay danaha Ethiopia ka lahayd jamhuuriyadii Somalia haddana waxa caqliga wanaagsani kuu sheegayaa in deriskaagu nabad ahaado inay dantaadu ku jirto oo aan is leeyahay waa halka Ethiopia yoolkoogu ahaa.
Waxaa isweydiin leh EGYPT ma marka danahooga iyo kuwa ETHIOPIA iska hor yimaadaan ayey soomaalida ka dhigtaan xaabo lagu huriyo colaada u dhaxeysa ?
….. la soco Qaybta 2aad

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews