Dhibanaha Qarsoon ee Xaqadarada Uxidhan”Akhriso Qisadiisa
September 26, 2024 - Written by admin
Ninkan magaciisa waxaa layidhaahda ibraahin maxamed nuur wuxuu kumagac dheeryahay jeeex waxaa la xidhay daraad waxaa loo haystaa heesaha ay xidiguhu qaadeen maaha kasameeyey maaha ka qaaday maaha ka tumay kaliya waxaa lagu haystaa waxaad soo galisay youtoubka ma dulmi ka wayn baa jira sidoo kalle xitaa xidigaha Kuma jiro please share garee alle haka soo furfuro xukuumadan uu xaqdarada ugu xidhanyahay share gareeya please
Waxa Qoray Maxamed Xarago