berberatoday.com
Shiinaha oo Kaydsaday Cuntooyinkii Iyo Shiidaalkii Ugu Badnaa
October 2, 2024 - Written by admin
Dawladda Shiinaha ayaa si weyn u sii kordhisay kaydkeeda cuntada. Kaydad waaweyn oo ay ka dhistay goobo qarsoodi ah oo ku yaalla dalka oo dhan ayaa ay ku qarsatay cuntada noocyadeeda, (Sida galleyda, qamandiga, Heedda iyo bariiska), Noocyada shidaalka, gaasta dabiiciga ah, iyo macdanaha muhiimka u ah warshadaynta, iwm.
Boqolkiiba 51 qamandida dunida guudkeeda taalla ayaa uu Shiinuhu gaar u kaydsaday, halka gallayda uu kaydsaday ay boqolkiiba 67 ka tahay kaydka gallayda dunida oo dhan.
Warbixin uu hore u soo saaray bangiga caalamiga ah ee JPMorgan Chase oo Maraykanka xaruntiisu tahay ayaa iyaduna sheegaysa in kaydka gaasta ee Shiinuhu kaydsanayaa ay ku socoto in sannadka 2030 ay gaadho 85 bilyan oo mitir Cubic.
Sababta uu Shiinuhu diyaargarowgan iyo taxaddarkan u samaynayo, waxaa lagu sheegay in ay tahay caqabadaha uu ogyahay in ay dibadda ka soo waajahayaan, gaar ahaan dalalka reer galbeedka. Waxaana ugu horreeya dagaal ganacsi oo uu ka baqanayo in uu kaga yimaaddo Maraykanka iyo Yurub, kaas oo imikaba si dadban u socdo.
Waxaa xusid mudan in dalka Shiinaha loo yaqaanno ‘Warshadda dunida’ maadaama oo uu yahay dalka dunida oo dhan ugu waxsoosaarka badan, uguna dhoofinta badan

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews