berberatoday.com
Saadaasha Hawada oo sheegtay inay Roobab Daybalo iyo Daad Wataa Kusoo Waajanyihiin Todobaadkan Inta Udhexeysa Jigjiga Iyo Boosaaso
October 17, 2024 - Written by admin
Sida ay Tilmaamayso Saadaasha Cimilada ee Bariga Afrika, Roobab Mahiigaan ah ayaa geeska Afrika ka da’aya maalmaha soo socda, roobabkaasi oo socon doona ilaa usbuuca dambe (23 October).
Roobabka ugu culus ayaa ka di’i doona dhulka u dhexeeya jigjiga ilaa boosaaso iyo deegaanada ku beegaan nawaaxigaasi.
Daadad xad-dhaaf ah ayaa ka dhalan kara Roobabka la filayo in ay da’aan sida ay muujinayso saadaasha cimiladu.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews