Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Qaranaka JSL Mud: Muuse Xasan Yuusuf oo maanta shirjaa’id ku qabtay xarunta guud ee KDQ ayaa ka war bixiyey halka ay marayaan hawlaha u diyaargarawga doorashada.
Berberatoday.com