Dawlada Mareykanka oo Ka Badheedhay Siday Utaageersan Tahay Qadiyada Madax Banaanida Somaliland
December 12, 2024 - Written by admin
Maraykanka oo ka badheedhay qadiyada Somaliland Safiirka Maraykanka ayaa yidhi,
“Somaliland waxay qaarada Afrika iyo Caalamka oo dhan siisay tusaale dhan ah oo waxay dumuqraadiyadu tahay.
Waxaanu ku faraxsanahay inaanu nahay saxiibkiin anigoo Anigoo Matalaya Dawlada Maraykanka waxaan Hambalyo idinka sidaa Madaxweyne Joe Biden.
Waxaanu diyaar u nahay inaanu la shaqayno xukuumada cusub ee uu hoogaminayo Dr. Cirro , fadlan nala hadla oo noo sheega waxa riyooyinkina iyo himiladiinu tahay si aanu qayb uga noqono mustaqbalkiina.”