berberatoday.com
“Doorashooyinka Ka Dhacaya Soomaaliya Ma Aha Kuwo Khuseeya Somaliland” Wasiir Sacad Cali Shire
August 11, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inaysan qayb ka ahayn Hannaanka Doorashooyinka Somalia ee dhici doona daba-qaayada Sannadkan lagu jiro, aysanna jirin cid ku metelaysa.

sacad cali shire

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland, Dr. Sacad Cali Shire ayaa sheegay in Somalia ay yihiin waddan jaar ah, ayna Somaliland gooni ka tahay Somalia, isagoo intaas ku daray inaysan jirin wax u dhexeeyay 25-kii sanadood ee la soo dhaafay.

“Soomaaliya iyo Somaliland waa labo wadan oo jaar ah, cid nagu matasha ma jirto Doorashooyinka ka dhacaya Somalia, horayna waanu u sheegnay, haddana waan ku celinaynaa, Arrimaha geeddi-socodka Siyaasadda Soomaaliya wax innaga na quseeya ma ahan,” ayuu yiri Wasiir Sacad u sheegay BBC-da.

Isagoo sii hadlayay, ayuu intaas ku daray, In Somaliland sanadka soo socda uu ku soo fool leeyahay Doorasho, taasna ay tahay mid khuseysa Shacabka deegaanada Somaliland ku nool, oo aanay quseyn Somalia.

Ugu dambeyntii, Hadalka Wasiirkan ayaa imaanaya iyadoo shirkii Madasha ee lagu qabtay Muqdisho War-murtiyeedkiisii lagu sheegay in xildhibaannada ay ku yeelanayso Somaliland Aqalka ee Somalia lagu kordhiyay laba xubnood.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews