berberatoday.com
Toobabar Aqoon Korodhsiya oo Wasiirada Xukumada Madaxweyne Ciro Loo Qabanayo
December 22, 2024 - Written by admin
Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo hadda Somaliland jooga, ayaa Siminaar ama Tabobar Dawladnimada iyo adeegyada Xafiisyada u qabanaya Golaha Wasiirada Xukuumadda Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro.
Tabobarkan ayaa ka qabsoomi doona Magaalada Borama re. Arunta Gobolka Awdal sida ay heshay Warar lagu kalsoonyahay sheegayaan, Tabobarkan ayaa uu Wasiir hore Cabdiraxmaan Bayle ku qaadan doonaa Lacag cadadkeedu badan yahay aan la shaacin.
Tabobarka Wasiirada Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro, ayaa lagu bari doonaa nidaamka dawladnimada iyo adeegyada bulsho ee loo xil saaray xafiiskastaba.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews