berberatoday.com
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron oo Sheegay Inay Dawladiisa Ka Go,antay Sidii Itoobiya Bad Uheli Lahayd
December 22, 2024 - Written by admin
Dawladda Faransiiska ayaa kudhawaaqday in ay taageerayso sidii ay Itoobiya ku gaadhi lahayd Badda Cas, oo ay xaq ugu yeelan lahayd joogitaan rasmi ah oo ciidanka Badda Itoobiay ay uga howlgalayaan Bad aanay laheyn.
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa taageero milateri,mid dhaqaale & Siyaasadeedba u balan-qaaday Itoobiya, intii ay wadajirka shirka jaraa’id u hayeen Ra’iisulwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed shirkoodii ka dhacay magaalada Addis Ababa.
Dawlada faransiiska ayaa gacanta ku haysa Ciidamada bada Itoobiya oo toobabar lagu siiyo Biyaha Bada dalka jabuuti halkaas oo fadhiisin weyn looga sameeyay hase yeeshee bada lala doonayaa maaha bada Jabuutiye waa bada Somaliland.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews