Bada Berbera oo Maalmihii Udanbeeyay Dad Usoo Dalxiis Tagay oo Ka Imanaya Gobolada Dalku Ku Geeriyoodeen
January 12, 2025 - Written by admin
Alle ha u naxariistee hal qof ayaa ku geeriyooday Badda Magaalada Berbera qof kalena waa laga soo bad-baadiyey ka dib markii ay lidqday baddu
Laba qof ee midna geeriyooday ka kalena laga soo badbaadiyey ayaa ahaa wiilal dhalinyaro ah oo ka yimi Hargaysa
Maalmihii u danbeeyey badda Berbera ayaa liqday dad tiro badan oo ka yimi gobolada Hargeysa iyo Burco