Hogaamiyaha Xuutiyiinta Yemen oo Sheegay Inay 1,255 Gantaal Ku Weeraraeen Yuhuuda
January 17, 2025 - Written by admin
Hoggaamiyaha kooxda Xuutiyiinta Yemen, Cabdimaalik Al-xuuti ayaa maanta soo baxay , isagoo sheegay in ka badan 1,255 gantaallada iyo kumannaan diyaaradaha aan duuliyaha lahayn inay ku weerarreen Israa’iil , tan iyo markii ay billaabeen howlgalka ay ku taageerrayaan Qasa , balse inta uu hadalka ku jiray wuxuu is waydiiyay ‘sababta ay u diidday Israa’iil inay sheegto, xataa hal dhimasho, isagoo hadalkiisa siiwata, wuxuu yiri ;” Ma annaga ayaa mar kale u sheegna dunidda waxa dhacay?!