berberatoday.com
Gudoomiyihii Hore ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamud Cabdi Jaamac Xuuto oo Kawaramay Ujeedooyinka Ku Lamaan Socdaalka Madaxweyne Ciro ee Dalka Isutaga Imaaraatka
January 27, 2025 - Written by admin
“Mukhalaska Madaxweynaha Somaliland martiqaadka u sameeyey. Culays farabadan iyo wakhti dheer oo la galiyey safarka waxa soo baxaya warar is khilaafsan oo la xidhiidha xaqiiqada rasmiga ah ee ujeedada xukuumadda Somaliland u tagtay Imaaraadka Carabta.
Inta aan xogaha ku hayo ninkan iyo nin kale oo Imaaraati ah ayaa Madaxweynaha Somaliland ka kaxeeyey madaarka waxaanay dajiyeen hotelka St regis ee ku yaala Abu-dabai.
Xogaha qaarkood ayaa sheegaya Dawladda Imaaraat ku inay doonayso Dawladda Itoobiya in la siiyo deked gaar ah sidii Turkigu kula heshiiyey Somaliya oo kale.
Warar kale ayaa sheegaya dagaalkii ganacsatada Somaliland inay qayb ka tahay safarka Madaxweynaha gaar ahaan Ganacsade Maxamed Aw Siciid oo doonaya Jasiiradda Sacaada diin inuu kireeyo.
Ganacsatada kale oo ka mid yahay Colaad ayaa iyana dhinaca kale Madaxweynaha kula taliyey inaanu ka aqbalin madaxda Imaaraat ka wax ka hooseeya heshiis yaddii hore ee ay Siilaanyo iyo Muuse Biixi la galeen.
Waa ina kaaa hobaya hidoo
May be an image of 1 person and text
Waxa Qoray Maxamud Cabdi Jaamac Xuuto

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews