Wefti Wasiiro Ah oo Kasocda Xukumada Somaliland oo Gaadhay Degmada Ceel Afweyn ee Gobolka Sanaag
January 30, 2025 - Written by admin
Wefti ka socda Xukuumadda Somaliland iyo xildhibaano ka tirsan golaha wakiillada oo uu hoggaaminayo guddoomiye ku xigeenka golaha oo socdaal ku maraya gobollada Barriga JSL ayaa gaadhay magaalada Ceel-Afweyn waxaana kullamo ay la qaateen maamulka degmada Ceel Afweyn,Odayaasha dhaqanka iyo dad weynaha Deegaankaasi.