berberatoday.com
Marxuum Lagu Toogtey Suuqa Inji oo Meydkiisa la dhigay Cusbitaalka Hargeysa
February 1, 2025 - Written by admin
Allaha Naxariistii jano haka waraabiyee Marxuum Siciid Xasan Maxamad Shire, oo Kamid ahaa Muruqmaalka Suuqa inji ee Caasimada Hargeysa, ayaa goordhaweyd nin hubaysani Toogasho ku diley.
Sida ay xaqiijiyeen ehelada Marxuumka oo Warbaahinta xogo Kooban Siiyay Meydka Marxuumka ayaa la dhigay hadda qolka Meydka ee Cusbitaalka Hargeysa.
Ilaa iyo hadda lama garanayo Sababta uu gacan ku dhiiglahani u diley Marxuumka haseyeeshee, wuu baxsaday Waxaana Ku daba jira Ciidamada Booliska Somaliland.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews