Xukuummada Oo Guddi Usaartay Laba beelood Oo Shaqaaqo Ku Dhex Martay Deegaanka Ceel-afweyn
August 14, 2016 - Written by Berbera Today
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Xukuummada Somaliland ayaa guddi u saartay laba beelood oo ku dagaalamay deegaanka Ceel afweyn si gogosha nabada ugu dhigaan labadaas Beelood.
HALKAN HOOSE KA DAAWO WARKAAS
Berberatoday.com