berberatoday.com
Xanuunka Kansalka oo Fara Baas Kuhaya Shacabka Somaliland Iyo Cilmi Baadhis La Sameeyay oo Daboolka Ka Qaaday Siduu Ugu Dhex Faafayo Bulshada
February 12, 2025 - Written by admin
Cisbitaalka weyn ee Hargeysa ayaa sheegay in sannadkii dhammaaday ee 2024 dadka gaadhaya 680 bukaan cisbitaalku ka baadhay Cancer, waxana laga helay 182 ka mid ah.
Tirada bukaanada laga helay xanuunka cancerka 100 ka mid ah waa dumar, halka 82 kamid ahina rag yihiin.
Nooca ugu badan ee xanuunka ee laga helay waaka ku dhaca Hunguri caska (Esophagus), Halka nooca labaad ee ugu tirada badani yahay ka kudhaca Naasaha (Breast cancer).
May be an image of text that says '800 700 680 Qof Cancer incidence in H 2024 600 500 400 CONON P HARGEISA LHGH G GROUP ROUPHOSPITAL HOSPITAL 300 200 182Qof 182 Qof 100 100 0 waxalagabaadhay waxa laga baadhay 80 waxa waxalagahelay laga waxalaga helay Female male'

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews