Madaxweynaha Kenya William Ruto oo Dalkiisa U Ogolaaday Jabhada RSF ee dalka Sudan Ka Dagaalama
February 21, 2025 - Written by admin
Madaxweynaha Kenya William Ruto oo la Kulmay Fallaagada RSF ee Sudan una Oggolaaday in ay Nairobi ku Doortaan Dawlad Doc-faruur ku ah Dawladda Dhabta ah ee Sudan
Madaxweyne Ruto ayaa kulankiisa madaxda fallaagada RSF ku macneeyey mid nabadda Sudan dan u ah. Dawladda Sudan ayaa kulanka iyo soodhaweynta Kenya u fidisay fallaagada RSF aad u cambaareysay, kuna macneysay mid nabadda gobolka god ku soo sii rideysa.