berberatoday.com
“Inta La Hubo Waxa Jira Laba Musharax oo Kala Ah Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro Iyo Gudoomiye Maxamud Xaashi, Habar Awal-na Boqor Sameeye ha Noqoto”W/Q Cabdiqaadir Fartaag
February 22, 2025 - Written by admin
Inta la Hubo, tii ilaahayne waa meele, laba Musharax Madaxwayne ayaa sugan
Labadaas Musharax waxay kala yihiin Madaxwaynaha Hada Mudane Abdiraxmaan Mohamed Abdilahi Ciro iyo Mudane Maxamuud Xaashi Abdi
Xisbiga Kulmiye laba Godba kii uu dagaaba waa (Madhan) oo waxba uguma jiraan,
labadaas God waxay kala yihiin in :
1. Xisbiga Kulmiye Laga sharaxo nin Habar Awal side Ciise Sacad iyo Baho Kay doonaan ha keenaane.
Waayo dalka 6 doorasho oo ka dhacay Habar Awal way sharaxnayd oo laba doorasho Ina Cigaal ayaa galay laba doorashona Ahmed Yusuf Yaasiin ayaa galay laba doorashana Muuse bIixi ayaa galay sidaas darteed danta Habar Awal waxay ku jirta inay doorkan dib u fadhiisato maryaheeda toloto, Boqor sameeyana ay noqoto.
2. Godka labaad ee Madhanta ahina waa kaahin in la sharaxo sababtoo ah Mohamed kaahin isagoo dalka Wasiirka Arimaha gudaha ah Gudoomiye Xisbina ah ayaa deegaankiisi lagaga adkaaday isna halkaas arin Kuma Jiro
Hadaba haday run tahay hadalada la Isla dhex marayo ee ah in Xisbiga Kulmiye Laga sharixi doono
1. Musharax Madaxwayne reer Awdal ah
2. Musharax ku xigeen Madaxwayne reer Ahmed dhagax ah
3. Gudoomiye Xisbi oo reer Saaxil ah
Isku Soo Wada Duubo Madaxwayne Abdiraxmaan hadii uu kasbado Beesha Habar Awal sidii Ina cIgaal Teerankiisa labaad waa Banaanka, inkastuu uu hayo wadadii dad isku wadka iyo Kasbashada Beeshaas.
Waxa qoray Cabdiqaadir Fartaag

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews