“Somaliland Waxaan Ku Bogaadinayaa Sida Xorta Ah ee Ay Doorashada Ugalaan, Iyaga oo aan is khilaafin oo iyaddoo qof waliba qanacsanyahay la kala baxay madax cusubna la doortay, annaguna Meesha Aanu Usoconaa Waa Halkaa” Madaxwayne Xasan Sheekh
February 23, 2025 - Written by admin
“Somaliland waxaan ku bogaadinayaa sida xorta ah ee ay doorashada u galaan, iyaga oo aan is khilaafin oo iyaddoo qof waliba qanacsanyahay la kala baxay madax cusubna la doortay, annaguna meesha aanu u soconaa waa halkaa” Madaxwayne Xasan Sheekh