berberatoday.com
Dawlada Hidiya oo Joojisay Kiniin Xanuun Baabiye Ah oo Dalalka Afrika Looga Isticmaalo Maandooriye Ahaan
February 24, 2025 - Written by admin
Dawladda Hindiya ayaa joojiso gebi ahaanba dhoofinta iyo soo saarista laba ka mida dawooyinka loo isticmaalo xunuun baabiye ahaan kuwaas oo kala ahtapentadol iyo carisoprodol.
Joojintan ayaa timi ka dib markii dhowaan Warbaahinta BBC-du baahisay in dawooyinkan Qaaradda Afrika looga isticmaalo maandooriye ahaan isla markaana ay gallaafatay nolosha da’ yarta oo qabatimay kana qaaday xannuuno halis ah.
Hindiya ayaa sheegtay in guud ahaan dawladdu la wareegtay xaruunta shirkaddii dawooyinkan soo saari jirtay oo ku taalla magaalada Mumbai.
Dawooyinkan ayaa noqday kuwo suuq badan ku yeeshay dalalka dhaca Galbeedka Afrika qaaradda Afrika gaar ahaanna dalalka Ghana, Nigeria, Ivory coast halkaas oo ay da’ yartu u isticmaaleen maandooriye ahaan iyo in ay ku mirqaamaan taas keentay in ay la kulmaan xaalad caafimaad oo halis ah.
May be an image of text

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews