Qaadiro Cali oo Ah Fanaan Somaliya Oo Dalka Jarmalka Lagu Dilay
March 4, 2025 - Written by admin
Fanaan Qaadiro Cali oo ah Fanaan Somali ah ayaa lagu dilay Jarmalka Alle ha unaxariiste
Fananka ayaa la Sheegay inuu dilay Nin kale oo Somali ah oo Gacanta booliska ku Jira hada
Dadka Somalida ah ee magaalada dilku ka dhacay degan ayaana sheegaya in ninka wax dilay
Xaaskiisu booliska u sheegtay inuu dilayo iyada iyo afar caruur ah oo ay isu dhaleen taas oo Usbuuc yadii ugu dambeeyey uga maqnayd guriga arimo amni
Ugu dambeyn tiina ninkii ayaa dilay fanaankan Somaliga ah oo aan la ogayn waxa dhexmaray ama ka dhexeeyay.