berberatoday.com
Dawlada Hoose ee Burco oo Amar Culus Kasoo Saartay Qiimaha Shaaha La Cabo Lagu Iibiyo oo Mukhaayaduhu Kordhiyeen
March 6, 2025 - Written by admin
Meherada shaaha ee magaalada Burco ayaa habeeno dhawd kordhiyay Qiimaha shaaha lagu cabo,
Qiimaha ayay ka dhigeen 2000kun oo shilinka Somaliland ah halka markii hore uu ahaa 1500 oo somaliland ah
Dad badana oo bulshada Burco ah ayaa arinkaas diiday qiimaha shaaha lagu kordhiyay Habeenadii u danbaysay baraha Bulshada lagaga hadlayay.
Maanta dawlada hoose Degmada Burco ayaa war ka soo saartay Qiimaha shaaha waxaanay amar ku bixisay in aan la kordhin karin qiimaha shaaha
Waxayna sheegeen in cidii kordhisa talaabo laga qaadi doono sharci ah,isla markaana ay mutaysan doonaan xadhig.
Magalooyinka sida Casimada Hargeisa hadii dhawr jeer la kordhiyo shaaha kama hadlaan oo way aqbalaan qiimahaasna waa ku iibsadaan.?!

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews