|
berberatoday.com
Ciidanka Booliska Somaliland oo Gacanta Ku Dhigay Gacan Kudhiigle Hargeysa Ku Dilay Muwaadin Kale
March 14, 2025 - Written by adminCiidanka Booliska JSL ayaa hawlgal ay sameeyeen gacanta kusoo dhigay Eedaysane Yaxye Maxamed Abees oo caawa fiidkii ku dilay Marxuum Guuleed Maxamed Yuusuf, dilka ayaa ka dhacay Xaafadda Maxamed Mooge ee Magaalada Hargeysa .
COMMENTS
|
||||
|
|
|||||