Madaxweynaha Dawlada Xamar oo Maanta Ka Badbaaday Qarax Lala Beegsaday
March 18, 2025 - Written by admin
Madaxweynaha Dawlada Xamar Xasan Sheekh Maxamud ayaa ka badbaaday qarax lala beegsaday xilli uu marayay Wadada Madaarka Muqdisho.
Mid ka mid ah Baabuurta Gaarka ah ee Madaxweynaha aan xabadu karin ayaa qaraxu waxyeelo gaadhsiiyay waxana ku dhaawacmay 6 Kamida Shaqaalaha iyo Askarta Madaxweynaha.