Askar Somaliya oo Toobabar Ujoogay Dalka Turkiga oo Dagalamay Isdhaawacayna.
March 18, 2025 - Written by admin
Askar Somaliya oo Toobabar Ujoogay Dalka Turkiga oo Dagalamay Isdhaawacayna.
Xafiiska duqa magaalada Isparta ee galbeedka Turkiga oo arrintu ka dhacday ayaa sheegay shalay in dagaalka ciidamada dhexdooda ah uu ka dhacay xerada Gen. Ihsan Alper halkaas oo ah meel askarta ay ku qaataan tababar.
Sida wararku sheegayaan dhammaan 24-kii askari ee dhaawacmay waxaa la geeyay isbitaalka magaalada marka laga reebo hal askari. Xaaladdooda ayaa la sheegay in ay caadi tahay, sida ay qorayaan warbaahinta dalkaas.