Waaxda Saadaasha Hawada ee Wasaarada Beeraha Somaliland oo Sheegtay Inay Roobab Laxaad Lihi Kusoo Waajahan Yihiin Gobolo Kamida Somaliland
March 18, 2025 - Written by admin
Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland oo soo xiganaysa waaxda saadaasha Hawada ayaa sheegtay in Roobab lagu qiyaasay 30-40mm ka di’i doona Todobaadkan 18-24 March gobollada Awdal, Saaxil,Maroodi-jeex iyo Sanaag, halka Gobolka Togdheer qaybo kamida la filayo inay ka da’aan roobab xaddigooda lagu qiyaasay 10-20mm.