Dawlada Xamar oo Xaqiijisay In Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud Maanta La Khaarajin Gaadhay
March 18, 2025 - Written by admin
Dawladda Soomaaliya, ayaa xaqiijisay in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud la isku dayay maanta in la khaarijiyo, kaddib markii weerar qarax oo lala beegsaday kolonyo baabuur uu la socday Madaxweynaha, oo ku sii jeeday Garoonka Muqdisho oo uu ka dhoofayey.