berberatoday.com
Mulkiilayaasha Gaadiidka Waaweyn ee Dekeda Berbera Badeecadaha Ka Qaada oo Sameeyay Isu Soo Bax Ay Ku Diidanyihiin Wareegto Kasoo Baxday Wasiirka Gaadiidka
March 19, 2025 - Written by admin

Mulkiilayaasha gaadiidka waaweyn ee Xamuulka qaade dekeda Berbera ee Katirsan iskaashatada gaadiidka waaweyn ee Tawfiiq oo saaka mar kale sameeyay Isu soo bax ay ku diidan yihiin In Gaadiidkoooda sagxadiisa ay kaari ka noqodaa Wasiirka Gaadiid iyo Xildhibaano Baarlamaan oo ay Sheegeen Inay Qorshe aan soconayn Usoo

Samaysteen Maamulkii Iskaashatada gaadiidka Tawfiiqna ku raaceen ayaa Ugu Horeyn raali galin ka bixiyay Is hortaag shaqada gaadiidka oo maalin dhawayd ka dhacay afaafka ay gaadiidku ka galaan dekeda Berbera taas ay ku eedeeyeen Maamulka iskaashada Gaadiidka Tawfiiq Iyo Masuuliyiin Xukumada Katirsan ay sheegeen inay dabada ka riixayaan.

Mulkiilayaasha gaadiidka oo soo bandhigay gaadiidkii ugu badnaa ee Dekeda Berbera badeecadaha Kala duwan ka qaada Gobolada Dalka Iyo wadamda jaarkana geeya ayaa sheegay in Cududii gaadiidku halkan ku dhantahay waxaanay rabin oo aan jid ahayn aanay yeelayn

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews