berberatoday.com
Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro oo Xadhiga Kajari Doona Beri Sabtida Xabsiga Dhaqan Celinta Caruurta Dambiyada Gala ee Mijacaseeye
March 21, 2025 - Written by admin
Madaxweynaha Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi(Cirro), ayaa maalinta Sabtida daahfuraya dib u dhis iyo casriyeyn lagu sameeyey ๐ฑ๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐๐ก๐š๐ช๐š๐ง๐œ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐šโ€™ ๐ฒ๐š๐ซ๐ญ๐š ๐ฌ๐ก๐š๐ซ๐œ๐ข๐ ๐š ๐ค๐ก๐ข๐ฅ๐š๐š๐Ÿ๐ญ๐š oo deegaanka Mijacseeye ee gobalka Saaxil laga dhisay waagii Ingiriiska.
Xaruntan, ayaa gaar u noqon doonta caruurta daโ€™ yarta ah ee gasha dambiyada maadaama oo Jeelasha waaweyn ee dalku aanay u diyaarsanayn in lagu hayo caruurta. Waxaana ay xaruntan ka heli doonaan daryeel caafimaad, waxbarasho, iyo dhaqancelin wanaagsan inta ba.
Xaruntan, ayaa ka mid ahayd balanqaadyadii Madaxweynaha Somaililand Mudane Cabdiraxmaan (Cirro) ee xiligii ololaha.
No photo description available.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews
 
 
 
๏ปฟ