Xubnaha Golaha Deegaanka Burco oo Mayer Kuxigeenkii Xilka Ka Qaaday Mid Cusubna Doortay
March 26, 2025 - Written by admin
Golaha deegaanka degmada Burco oo fadhi aan caadi ahayn saaka yeeshay ayaa Mayer Kuxigeenka Degmadaas udoortay Mudane Khaalid Xasan Xaaji Diiriye iyagoo inta badan Xubnaha Golaha Deegaanku Ucodeeyeen Sidoo Kalenba waxay xilkii ka qaadeen Mayer kuxigeenkii hore Suldaan Nuux.
