berberatoday.com
FANAANADA NIMCO DEGAN OO SOO DHAWAYSAY TALAABADA NASTEEXO INDHO LAGAGA JOOJIYAY SHAWGII HARGEISA, KABAHANA LA DULMARTAY
August 15, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Waan Idin Salaamay Dhamaantiin,Qoraalkan Hada Aan Gacanta U Qaaday Waa Mid Aan Kaga Jawaabayo Su,Aalo Inbox Ka Laygu Soo Waydiiyay Oo Iskuwada Mid Ah,(Maxaad U Aragtaa Xadhiga Fanaanada Hargaysa Lagu Xidhay?

OK… Dabcan Ma Qaldanidin Dalkayaga In Wax Nalaga Waydiiyo Oo Waliba Shaqadayadii Weeyaane Wixii La Hal Maala I Waydiisaan…Jawaaaaaaaaab…Horta Lama Xidhine Show Inay Qabsataa Loo Diiday,

Cidii Showga Diiday Way Asiibtay,👍

Waayo Qof Dalkiisii Laga Soo Eryay Oo Meeshay Ku Dhalatay Ee Ab Iyo Isirba U Joogay Hadh Cad Lagasoo Caraabiyay

In Layska Qabtaa Waa Daw

Fanaanadana Midbaa Seegtay 👎

Waxa Seegtay Dadkaagii Oo Kusoo Eryay Dadka Kalee Aad U Tagayso Ayaad Stupid Ka Dhigtaye…Waxa Ku Seegtay Indhooy Inaad Socdaalkaaga U Meel Daydo😭

Dadka Imika Bacaaacda Hayana Waxa Seegtay Idinkaa Umada Tusay Waxay Tahaye Imika Afkiina Haysta..Waxa Laga Ducaystaa Ilaahayoow Afkayaga. Haa Iyo Maya Mar Haka Wada Keenin..Wabilaaaahi Tawfiiq Somalinad Ha Waarto,Waan Idin Jeclahay Dadkaygaan Wax Ku Ahayoow…Dag Daga Yareeya Dawladeenana Aan Aamino

Wabilaahitawfiiq

Nimco Maxamed Deggan

degan

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews