Dalka Afrikan Ah oo Joojiyay Maryaha Hudhaydhka In La Keeno Dalkooda
April 6, 2025 - Written by admin
Xukuumadda Burkina Faso ayaa hakisay dharka Gacanta Labaad ah ama Huudhaydhka ee laga soo waaridi jiray dalka Maraykanka.
Halka Kenya ay samaysay Kor ukac dharkaas looga soo waaridayo Dalka Maraykanka.
Sidoo kale Nigeria iyo Ghana ayaa iyana ku jira Dalalka ugu badan ee la soo dega.