berberatoday.com
Xukumada Somaliland oo Xabsiga Utaxaabtay Wariye Hore Maxamed Biid oo Hadana Kamida Xisbiga Kulmiye
April 7, 2025 - Written by admin
Xukuumada Somaliland ayaa Xabsiga utaxaabtay Maxamed Ismaaciil Cumar (Maxamed Biid)
Suxufi hore Maxamed Ismaaciil Cumar(Maxamed Biid), ayaa la taxaabey, Habeenkii xalay isagoo Ku sugan Magaalada Gabiley oo haatan daganyahay Deegaan ahaana uu kasoo jeedo.
Maxamed Biid ayaa ujeedada xadhigiisa Lagu xidhiidhinayaa, waraysi uu siiyay Saxaafada oo ay dhibsatay Xukuumadu islmarkaana uu ugu Jawaabay Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdi.
Maxamed Biid ayaa hore u ahaa Wariyihii Wargeysa Jamhuuriya ee Gobolka Saaxil xiligii Wargeysyadu warbaahinta dalka ahaayeen isagoo mudo dheer Kusoo jiray Mihnada saxaafada wayadanbe wuxuse ahaa Siyaasi taabacsan Xisbiga Kulmiye Iyo Madaxweyne hore Muuse Biixi Cabdi.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews