berberatoday.com
Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro oo La Filayo Inuu Safar Ku Tago Dalka Mareykanka Iyo Ujeedada Socdaalka
April 9, 2025 - Written by admin
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro, ayaa la filayaa inuu dhawaan safar ugu kicitimo dalka Mareykanka, halkaas oo la filayo inuu kula kulmo saraakiil kala duwan, inkastoo ujeedka safarkiisa aan si rasmi ah loo ogeyn.
Qaban-qaabada iyo gogolka xaadhka safarka madaxweyne Cirro ee Mareykanka, ayaa socda sida uu sheegay wasiirka arrimaha dibada Somaliland, Cabdiraxmaan Aadan Bakaal oo ku sugan Mareykanku.
Xidhiidhka ka dhexeeya Mareykan iyo Somaliland, ayaa sannnadihii ugu danbeeyay noqonayey mid si tartiib-tartiib ah usoo korayey oo sii xoogeysanayey, iyadoo hadda la filayo inuu gaadho heer ay labada dhinac kala saxeexdaan heshiisyo masiiri ah, maadama oo Mareykanka danno badan kaga xidhan yihiin buqcadda muhiimka ah ee Somaliland ku taalo, halka Somaliland ka dhex aragto Ishii ay aqoon caalami ah ka heli lahayd Mareykan.
Safarkan madaxweynuhu ku tagi doono Mareykanka ayaa noqonaya midkii 3aad ee dalka dibadiisa ku tago tan iyo markii uu talada dalka la wareegay muddo ku dhow 4 billood ka hor.
May be an image of 2 people and text

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews