berberatoday.com
Mareykanka oo La Sheegay Inuu Alabaabada Uxidhayo Safaarada uu Ku Leeyahay Dalkaas Muqdisho Sababo Jira Awgood
April 10, 2025 - Written by admin
Wargeyska caanka ah ee The New York Times ee ka soo baxa cariga Maraykanka, ayaa weriyey in saraakiil sare sare oo ka tirsan Wasaaradda arrimaha dibadda ee dawladda Maraykanku ay soo jeediyeen in albaabada la isugu dhufto Safaaradda uu Maraykanku ku leeyahay Magaalada Muqdisho.
Warbixintan oo ay soo xigatay Wakaaladda wararka Somaliland ee SOLNA, ayaa saraakiishani waxay ku taliyeen in magaalada Muqdisho laga soo saaro shaqaalaha iyo dadka kale ee Maraykanka ah ee halkaas ku sugan, iyada oo ammaankooda laga taxadirayo.
Xubnahan ayaa ku dooday in guulaha ay Kooxda Al-Shabaab ka sameeyeen deegaanno ka mid ah Somalia ay keenayso walaac dhab ah, oo aan idhaha laga lalin karin.
Diblamaasiyiintan ka tirsan Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka waxay si cad u sheegeen in Soomaaliya ay qaadayso dhabbihii Afgaanistaan, taas darteedna ay Maraykanka waajib ku tahay inuu xaaladdaas wax ka qabto, waxaa kale oo ay intaas dareen in dawladda Soomaaliya ay iska indho tirtay digniinihii uu Maraykanku ka soo saaray weeraradii bishii hore ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Wargeyska caanka ah ee The New York Times wuxuu intaas ku ladhay in xogta xaaladaha Soomaaliya ka jira lala wadaagay Madaxweyne Donald Trump.
May be an image of the Oval Office and text that says 'CheAowLorkCimes CheNew Hork Times Trump Administration Updates LIVE LIVE Tariffs Major Trump TAT Divided Over Future of U.S. Counterterrorism Operations in Somalia Some State Department officials have proposed closing the embassy in Mogadishu, the Somali capital, as a precaution after recent gains by I Shabab militants.'

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews