berberatoday.com
๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐‰๐’๐‹ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก-๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐‡๐š๐ฒ๐ฒโ€™๐š๐ ๐ค๐š ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐š๐ฒ๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐ญ๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐š๐ฐ๐จ๐จ๐-๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‡๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐
April 13, 2025 - Written by admin
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa si rasmi ah u daah-furay hayyโ€™ad ka shaqayn doonta maalgashiga iyo awood siinta haweenka oo lagu magacaaboda WE INVEST.
Munaasibadda daah-furka oo ay madaxweynaha kala qaybgaleen xubno kamid ah golaha wasiirrada, madax ka socotay baananka kala duwan ee dalka ka hawlgasha, hayโ€™ado kala duwan, haween iyo marti-sharaf kale, ayaa diiradda lagu saaray muhiimadda ay leedahay in awood la saaryo, lana xoojiyo maalgelinta haweenka iyo kaalinta ay taasi ka qaadanayso koboco dhaqaalaha guud ee dalka.
Xubno kamid ah golaha wasiirrada, haween xilal kala duwan soo qabtay, aqoonyahan, siyaasiyiin iyo ganacsato halkaas ka hadashay, ayaa soo dhaweeyey shaqada hayโ€™addani qaban doonto iyo baahida loo qabo kobcinta haynta haweenka iyo quweynta ganacsiga iyo horumarkiisa.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo hadalka soo afmeeray, ayaa shaaciyey in Xukuumadda Waddajir &Waxqabad ay dhawaan daah furi doonto Sanduuqa horumarinta haweenka kaas oo kamid ahaa ballanqaadkii xisbiga Waddani ee xilligii ololaha, xukuumad ahaanna ay muhiimad gaar ah siinayaan kobcinta dhaqaalaha haweenka iyo maalgelintoodaba.
๐€๐‹๐‹๐€๐€ ๐Œ๐€๐‡๐€๐ƒ ๐‹๐„๐‡,
๐—๐ฎ๐ฌ๐ž๐ž๐ง ๐€๐š๐๐š๐ง ๐‚๐ข๐ ๐ž (๐ƒ๐ž๐ฒ๐ซ)
๐€๐Ÿ๐ก๐š๐ฒ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐‰๐š๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews
 
 
 
๏ปฟ