berberatoday.com
Wasiirka Arimaha Debeda Somaliland oo Dalka Kusoo Laabtay
April 15, 2025 - Written by admin
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JSL, Cabdiraxmaan Daahir Aadan Bakaal ayaa saaka kusoo noqday dalka, ka dib markii uu muddo safar shaqo ugu maqnaa wadanka maraykanka.
Wasiirka waxa madaarka Caalamiga ah ee Cigaal kusoo dhaweeyey, Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Wacyigelinta iyo Dhaqanka, Wasiirka Wasaaradda Duulista iyo Horumarinta Madaaradda, iyo Agaasimaha Guud ee WAD&IC ah ee JSL.
May be an image of 4 people and text that says 'Kidi MIE 59/065 p59/0654730821 473 0821 2- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JSL, Cabdiraxmaan Daahir Aadan Bakaal ayaa saaka kusoo noqday dalka, ka ka dib markii uu muddo safar shaqo ugu maqnaa wadanka maraykanka. www.mmsomalitv.com MIV info@mmsomalitv.com'

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews