berberatoday.com
Xildhibaan Katirsan Golaha Deegaanka Berbera oo Ka Dayriyay Qaabka Loo Qeybsaday Guryo Danyarta Berbera Loogu Talagay oo Dawlada Imaaraatku Dhistay
April 15, 2025 - Written by admin
Xildhibaan Rashiid nuur Wacays Oo Katirsan Golaha deegaanka Degmada Berbera ayaa Kahadlay (300) Sadex Boqol Oo Guri Oo Dadka Danyarta Ee Magaalada Berbera ay Uga dhisaysay Sharkiida NBHH Oo ah Shirkadii Dhisaysay Waddada Berbera Corridor Ee Isku Xidha Berbera Iyo Hargeisa.
Gurahayan Oo Laga Maal Geliyay Sanduuqa Dubai Fund Ee Waddanka Emaaraadka ayaa ay Shirkadu Hoos Gaynaysay Inay Maamusho Dawlada Hoose Ee Berbera.
Xildhibaan Abdirashid Oo maanta Kulan Warbaahineed Ku Qabtay Magaalo Xeebeeda Berbera ayaa Sheegay In Guryahaasi Lagu Tagri falay Oo Aanu Waxba Ka Ogayn Qaabka Loo Bixiyay Iyo Cidda Qaadatayba,Xildhibaanku Isagoo Hadalkiisa Siiwata Waxa Uu Sheegay In Lahorkeeno Golaha kalfadhiga Soo Socda.
Xildhibaanka ayaa Tibaaxay in Hore Ay Udhacday in Guryahii Xero-aboo Ee Berbera lagu Tagrifalay Oo Cid gaara qaadatay Waa Sida Uu Hadalka Udhigaye.
Cabdiraxmaan Cige

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews